Buenos Aries (GNN):- Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May ayaa waxaa ay goor dhaweyd ka degtay Magaalada Buenos Aries ee dalka Argentina , halkaas oo jimcaha maanta ah uu shir uga furmi doonan dalalka G20
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/9xXpxjHQNEY
GABILEY.NET