Boqor Burhan Oo Puntland Ugu Baaqay Inay Taleex Gobol U Magacow-Do , Xili Uu Somaliland Ku Dhex Sugan Yahay

Laascaanood (GNN):- Boqorka Guud ee beelaha Darood oo dhawaan soo gaadhay magaalada Laascaanood ee gobalka Sool iminka na  ku sugan magaalada Taleex ayaa waxaa uu madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ugu baaqay in magaalada Taleex uu u magacaabo gobal  hoos taga Maamulka Puntland maamada oo uu sheegay in Somaliland  u magacowdey gobal ay Xaysimo u bixisay Boqorka ayaa sheegay in fariintaas uu madaxweyne Gaas u diraayo uu ka sido shacabka magaalada Taleex oo arintaasi ka codsadey,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET