Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatey madax dhaqameedkii beelihii ku dagaalamay deeganka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood oo uu gogol nabadeed u dhigay magaalada Jig jigaMadaxweyne Cagjar ayaa waxaa uu guul daro siyaasadeed ku tilmaamay in dagaalka Dhumay uu soo noq noqdo isla markaana uu soo jiitamo muddo intaas leeg
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET