Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka gobalka Maroodi-Jeex Cali Suudi Diiriye ayaa waxaa uu sheegay in dacwadaha qaar kood ay geed hoostii ku qaadan isla markaana ay u baxaan xabsiyada ku yaala meelo ka baxsan magaalada Hargeysa.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET