Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Da,uud Axmed Faarax iyo xubno weheliya ayaa gaadhay magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco
Gudoomiyaha imtixaanaadka ayaa waraysi lala yeeshay kaga Warbixiyay Ujeedada Safarka ay ku tageen Magaalada burco iyo Arimaha Uu la Xidhiidho.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;