Daawo ” Hadii Telesom Loo Ogolaan Lahaa Fiber Optic-Ga…” Faysal Cali Waraabe

Burco  ( GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu hanbalyo u diray gudoomiyaha Shirkada Telesom Cabdikariim Maxamed Iid Oo dhawaan bilad caalami ah ku guuleystay,Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in hadii shirkada Telesom gacanta loo sii deyn lahaa oo loo fasaxi lahaa xadhiga Internet-ka ee badda Berbera yaala ee Fiper Optic looyaqaan uu maanta ku soo guuleysan lahaa laba biladood waa sida uu hadalka u dhigaye,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/keCTAvGzdqg

GABILEY.NET