War Deg Dega Daawo Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Korneyl Gabre Iyo Madaxtooyada Somaliya Oo Ka Hadashey

Addis Ababa (GNN):- Itoobiya ayaa waxaa ay xabsiga dhigtay Koneyl Gabre oo ahaa nin saameyn ku lahaa siyaasada Somaliya  ku dhawaad tobankii sanno ee ugu danbeeyey ka dib eedeymo dul hoganaya oo ah  in uu geystay gobaad falo binu aadan nimada ah ka geystay Somaliya iyo dawlad deeganka SoomalidaKorneyl Gabre waxuu ahaa sarkaalkii u talinaayey ciidamadii Itoobiya ee Somaliya soo galay sanadkii 2007 –diiAgaasimaha warfaafinta ee Madaxtooyada Somaliya oo arintan kaga hadlay bartiisa Twitter -ka ayaa lagu soo dhaweeyey xadhiga Korneyl Gabre

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET