Daawo :- Maayar Ku Xigeenka Hargeysa Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Somaliland

Hargeysa (GNN):- Mayaar ku xigeenka caasimada Hargeysa iyo xoghayaha dawlada Hoose ayaa waxaa ay maanta kulan la yeesheen guddida arimaha bulshada ee golaha guurtida Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET