Daawo Madaxweynihii Hore Ee Somalida Itoobiya Oo Markii Ugu Horeysay Jeelka Lagu Dhex Wareystay

Addis Ababa (GNN):- Madaxweynaha Maxkamada Guud ee dalka Itoobiya ayaa shalay booqatey xarumaha Booliska ee ku yaala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kuwaas oo lagu hayo maxabiis danbiyo kala duwan lagu soo eedeyeyXabsiyada ay  booqatey Gabadha madaxweynaha ka ah maxamada guud ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ka mid ah  Saldhiga uu ku xidhan yahay Madaxweynihii hore ee Somalida Itoobiya Md Cabdi Maxamuud Cumar waxaana uu u sheegay in gobta uu hada ku xidhan yahay ay tahay goob aad u fiican,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/xLpPZxd3JsI

GABILEY.NET