Daawo :- Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba

Caynaba (GNN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa maanta uu gaadhey magaalada Caynaba halkaas oo shacabka magaaladaasi ay si balaadhan u soo dhaweyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/xUru9cFaslc

GABILEY.NET