Hargeysa (GNN):- Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilka wasiir nimo ee wasaarada arimaha dibada Somaliland oo dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabey,Wasiir Faratoon ayaa dul istaagey arimaha uu wax ka qaban doono iyo sida ay wasaarada arimaha dibadu u shaqeyso,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/eueO_qY1NJc
GABILEY.NET