Hargeysa (GNN):- Wasiirka Deeganka Somaliland ayaa waxaa ay hanjabaad culus ay hawda u marisay masuulyiin dawlada Somaliland ka tirsan oo ay sheegtay inay si ba,an ay u xasuuqeen dhul ku yaala deeganka Laasadawaco ee gobalka Saaxil
Wasiirada ayaa sheegtay in dad soo gashaday shaadhka dawladu ay doonayaan in beer ay ka sameystaan meel buur hoosteed ah isla markaana ay si xun u xasuqeen dhirtii halkaas ku taalay , taas oo ay sheegtay in ay dacwadooda ay gaadhsiin doonto ilaa madaxweynaha
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/GVk5HqRVbaI
GABILEY.NET