Daawo“ Wershadii Sibidhka Ee Berbera Dad Gaar Ah Baa La Siiyey ..” XIldhibaan Faarax Dheere

Hargeya (GNN):- Xildhibaan Faarax Dheere oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in warshadii Sibidhka ee magaalada Berber acid gaar ah la siiyey isaga oo xukuumada ugu baaqay in dib loogu soo celiyo gacanta xukuumada,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET