Daawo Xarunta C.I.D Oo Looga Yeedhay Telefishanada Saab Iyo Star Oo Ay Xukuumaddu Dacweysay

Hargeysa (GNN):- Xarunta danbi baadhista Somaliland ee loo yaqaabo C.I.D ayaa waxaa  maalinta sabtida ah ee Bari looga yeedhay telefishanada SAAB Iyo STAR Tv oo dhawaan wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland uu dacwad ka gudbiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

gabiley.net