Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaalada uu dalku maraayo iyo arinta Taliye Caare .Sidoo kale xildhibaanka ayaa madaxweynaha ugu hanbayey inuu lacagtii dalka ee sifo qaldan iska bixi jirtay oo hakiyey balse waxaa uu madaxweynaha ugu baaqay in lacagta uu dadka ku soo daayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/VON6voijMOY
GABILEY.NET