Deg Deg Fanaanad Caan Ah Oo Ka Baxday Kooxda Xidigaha Geeska .

Hargeysa (GNN):- Fanaanada Caanka Ah ee Xamda Cabdi Kiinaal(Xamda Kuwiin) oo ka tirsaneyd Kooxda Xidigaha Geeska ayaa si rasmi ah u shaacisay inay ka baxday Kooxda Xidigaha Geeska oo ka dhisan magaalada Hargeysa isla markaana ay  hore uga mid aheyd .

Fanaanada  oo fanka gashay iyada oo Da, yar  ayaa heesaha ay qaadaa ay yahiin kuwo aad loo xiiso oo bulshadu ay dhegaysato.

Fanaanadan Ayaa Bulshada Waxeyka Codsatay In Ayna Dhageysan Heesaha Ay Qaaday,

 

Dhawaan ayey aheyd markii uu isna shaaciyey in uu kooxdaas ka baxay Fanaanka Caanka ah ee Maxamed BK

GABILEY.NET

Exit mobile version