Hargeysa (GNN):- Dhawaan ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu gudoomiye ku xigeenka Haaya’dda qaxoontiga iyo barakacayaasha u magacaabey Faadumo Cabdilaahi Cumar Diiriye , taas oo u u hore ugu magacownaa Khadar Sh Cabdilaahi Sh Cali Jowhar .Masuulkan hore xilkaas uga magacownaa ayaan digreeda madaxweynaha lagu sheegin in aan xilkas laga qaadin balse masuul kale uun lagu dul magacaabey , waxaana uu sheegay gudoomiye ku xigeenki hore in aanu xilkaas baneyneen ilaa inta si sharci ah xilkaas looga qaadaayo,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET