Deg Deg:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo iminka Gaadhey Laascaanood Una Sii Dhaafay Tukoraq

Laascaanood(GNN):- Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa ay goor dhaweyd gaadheen magaalada Laacaanood ee xarunta Gobalka Sool.

Reer Laacaanood ayaa madaxweynaha u Sameweeyey Soo dhaweyn isaga oo madaxweynuhu uu shacabka kula hadley fagaaraha Madaxtooyada Laascaanood .

Madaxweyne Biixi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa u kici timay dhinaca jiida hore  ciidamada qaranka Somaliland ee Tuko raq,Wuxuna Halka Kula Kaulmay Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Deegaanka Tukoraq,

Madaxmaynaha Oo La Hadlay Ciidanka Ayaa Ku Booriyay Sida Geesinimadaleh Ee Ay Ugu Dhiiradeen Ilaalinta Xuduudaha Somaliland,Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Ciidanka Ku Adkeeyay In Ay Difaacaan Ciidooda,

GABILEY.NET