Hargeisa-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Loo Dhisayo Maxkamada Rafcaanka Gobolka M/jeex.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Maxkamada Sare dalka Somaliland Mudane Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Ay weheliyaan Xubno Kale Oo Ka Tirsan Bahda Garsoorka Dalka Ayaa maanta Si Rasmiya u Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub ee Loo Binaynayo Maxkamada Rafcaanka ee Gobolka Maroodi Jeex.

Halka Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.