Hargeisa-Masuuliyiinta Cusub ee Dhawaan Loo Magacaabay Wasaarada Waxbarashada Oo Xilkii Maanta la Wareegay.

Hargeisa(GNN):-Munaasibad Balaadhan Oo ka Dhacday Magaalada hargeisa Ayaa Maanta Waxaa Si Rasmiya Xilalkii Ula Wareegay Masuuliyiintii Cusub ee Dhawaaan Madaxweynaha somaliland Qaarna Usoo Magacaabay Qaarna Usoo Bedelay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhan.