Hargeysa (GNN):- Xidhibaan Bulqaas oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland aanu qorsheysan inuu bari u sii dhaafo magaalada Ceerigaabo oo uu gaadho magaalada Badhan oo uu sheegay inay iminka iska maamulato maamulka Puntland
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET