Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa mar kale meel adag ka istaagay gudida doorashooyinka
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirrro” oo ku sugnaa dalkan Britain ayaa waraysi ay BBC-da la yeelatay kaga hadley doorashooyinka laga shaki qabo in ay qabsoomaan iyo waxa ay ka xisbi ahaan ku saluugeen Guddida doorashooyinka.
Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa masuuliyada dib udhaca doorshada ku eedeeyay xukuumada kulmiye iyo madaxwayne biixi,
Halkan Hoose ka Dhagayso waraysiga