Madaxweyne Muuse Biixi oo Dhagax Dhigay Jaamacadda Cusub ee Daallo University + [ Sawiro ]

Ceerigaabo (GNN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhagax dhigay Jaamacad Cusub oo ay yeellan doonto magaalada Ceerigaabo oo lagu magacaabo DAALLO University.

 

GABILEY.NET

Exit mobile version