Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo Dood Adag Ka Yeeshay Waxka Bedelka Xeerka Booliska Somaliland

Hargeisa(GNN):-Fadhigii ay maanta yeesheen mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayay Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa dood adag ka yeeshay waxka bedelka xeerka Booliska oo uu hore golahu u ansixiyay, iyadoo xeerkaasi dib golaha ugu soo celiyay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka