Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada Magaalada Badhan oo maamulka Puntland ay sheegeen in ay ka dhisayaan xaruntooda labaad ee baarlamaanka Maamulkooda .
Cabdilaahi Jawaan waxaa uu sheegay in ay badhan tahay Somaliland isla markaana xaaladeeda talaabo laga qaado oo aan sidaas lagu eeganin
“ Badhan Waa Somaliland , Waxii mashaariic ah ee horumarin ah meel kasta ha ka timaado waa wax dadkii loo qabanaayo , lakiin marka ay arin siyaasadeed ay noqoto dee in la eegto ma aha waa in talaabo laga qaado “ ayuu Yidhi Cabdilaahi Jawaan.
GABILEY.NET