“ Waalahi Weerar Baan Qadayaa Iyo Dagaalo Is Dabo Joog Ah Heegan Buuxa …” Taliye Caare Oo Iminka Soo Hanjabey + [ Muuqaal ]

Badhan( GNN):- Korneylkii dhawaan ka goostey ciidanka  Qaranka Somaliland ee ku sugan magaalada Badhan ayaa waxaa uu  hanjabaad u soo diray madaxweynaha Somaliland iyo golihiisa wasiirada .Korneyl Caare ayaa waxaa uu ka war bixiyey weerar oo habeen dhaweyd ku soo qaadey magaalada Ceel Afweyn waxaana uu sheegay in Ujeedkiisu ahaa wasiiro halkaas ku sugan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/a4fTXUwWFdo

GABILEY.NET