War Deg Dega Daawo Ciidanka Booliska Gobolka Gabiley Oo Soo Qabtey Maandooriyaha Khamriga Oo Dameer Lagu Sidey

Gabiley(GNN)Ciidanka Booliska Deegaanka Kalabeydh Ee Gobolka Gabiley Iyagoo Heegan Buuxa Ugu Jira Ilaalinta Nabadhalyada Iyo Xasiloonida Aynu Ku Seexano,Waxey Soo Qabqabteen Maan dooriyaha  Khamriga,Eedaysanayaasha Lagu Soo Qabqabtay Khamrigan Ayaa Maandooriyaha Ku Soo Qaaday Gaadhi Ximaar Amaba Dameer,Balse Ciidanka Boolisku Iyago Uatababran La Socodka Daroogada Waxey Gacan Buuxda Kuso Dhigeen Khamrigan Oo Loo Wadey Magaalada Hargyasa Balse Wuu Fashilmay Qorshahaasi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Talye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Goolka Gabiley Ayaa Sharaxad Iyo Faahfaahin Dheerada Siiya Warbaahinta Isago Geesta Kalena Ugu Baaqey Dadka Ku Gudo Jira Ka Ganacsiga Mukhaadaraadka In Ay La Kulmi Doonaan Cawaaqiib Xumo Hadiina Ayna Ka Tanaasulin,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET