Wariye Axmed Siciid Cige Oo Ka Fadhiistey Shaqadii Idaacada BBC-da + [ Daawo Wareysi Maxaa Uugu Layaab Badnaa Ee Soo Marey

Hargeysa (GNN):- Wariyaha Axmed Siciid Cige ayaa maanta si rasmi ah uga fadhiistey shaqadii Idaacada BBC-da ka dib muddo 20 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey waxaana uu maanta gaadhey da,da hawl gabka ee Idaacada BBc-daSaxafi Rug Cadaa Axmed Siciid Cige ayaa waxaa uu idaacadii Saaka ee BBC-da uu uga waramay wayihiisii nolasha iyo waxyaabihii ugu layaabka badnaa ee soo maray

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/1-AVhIu7Do4

GABILEY.NET

 

Exit mobile version