Hargeysa (Ilays-News):- Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID oo siyaasadeeyey eedaha loo soo jeediyey Telefishannada SAAB TV iyo STAR TV, oo ku eedaysan inay faafiyeen war xadgudub ku ah qaranimada JSL Sida uu wasiirku sheegay.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Uu Wasaaradu Soo Saarey
GABILEY.NET