Xildhibaan Cadeeyey In Gobalka Sool Ka Sii Baxaayo Gacanta Somaliland Iyo Sababta Kaliftey + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in Gobalka Sool  uu ka sii  baxaayo gacanta Somaliland kadib markii ay Somaliland dayac dey .

Xildhibaankan oo maanta  ka hadlaayey fadhigii guurtida ee Saaka oo si qiiro leh uga Hadley xaalada deegamada Gobalka Sool

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/p3JkDAYZJD4