Hargeysa (GNN):- Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Md Khadar ayaa waxaa uu mid mid isku dul Istaagay dhaliilo ay leedahay xukuumada Muuse Biixi , Xoghayaha Waddani ayaa Sido Kale sheegay in siyaasadii arimaha dibada iyo arimaha gudaha ee xukuumada Muuse ay tahay mid fashilantey Somaliland –na qarka u saarantey inay xaafad xaafad u kala googodo.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/V-MPSuAlP3M
GABILEY.NET