Hargeysa (GNN):- Prof Cabdi Cali Ayaa waxaa uu ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi ku maraayo gobalada Dalka waxaana uu soo jeediyey in xukuumadu ay gacata dhulka dhigto isla markaana ay Aayar maraan gobalada Dalka safarkoodan olalaha u muuqdana ay joojiyaan,
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET