Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in uu maanta aad uga war waraayo xaalada maamulka Puntland oo uu sheegay in ay maanta marayaan marxaladii ugu xumeyd
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET