Hargeysa (GNN):- Wasiirki hore ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Xukuumadii madaxweyne Siilanyo Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa waxaa uu cadeeyey in dawlada Somaliya ay cuno qabateyn saartey Somaliland iskaba da,aa inay wado hadalo la bilowdee
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET