Berbera (GNN):- Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey qalab kala duwan oo ay ka mid yahiin saddex doomood oo ah nooca dheereeya iyo saddex gaadhi waxaana ugu deeqday dawlada Sweden
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET