Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu shaaciyey in uu buray isla markaana uu meesha ka baxay mooshin dhawaan xildhibaano ka tirsan golahaasi ay ka soo gudbiyeen mudada lagu furaayo xisbiyada qaranka .Sababta ayaa Gudoomiye Saleeban ku sheegay kadib markii ay mooshinkaas ka laabteen Saddex Xildhibaan , isla markaana uu buuxsami waayey mudadii ay sharciga aheyd in mooshinka ay gudbiyaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/rKF94Nicqtg
GABILEY.NET