Daawo Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qaabilay Gudoomiyaha Maxkamadda Cadaaladda Aduunka

Jabuuti (GNN):- Madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha maxkamada Cadaalada Aduunka ee ICJ Md Cabdiqawi oo dalka Jabuuti  maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET

Exit mobile version