Daawo Pro Abdi Ismaciil Samater Oo Si Kulul Uga Hadley Xaalada Magaalada Baydhabo Iyo Mooshinka Farmaajo

USA (GNN):- Prof Abdi Ismaciil Samater oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaaladaha ka taagan magaalada Moqdisho iyo Baydhabo Sidoo kale Prof Abdi Samater waxaa uu ka Hadley Xadhiga ay xukuumada Somaliya kula kacday Sh Mukhtaar Roobow

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET