Daawo :- Shiraawaynaha Qaran Ee Warbaahinta Somaliland oo Ka Qabsoomay Hotel mansoor + Qodobadii Ka Soo Baxay 

Hargeysa (GNN) Daawo :- Shiraawaynaha Qaran Ee Warbaahinta Somaliland oo Ka Qabsoomay Hotel mansoor + Qodobadii Ka Soo Baxay
Shirkan Oo Ay Badiba Kasoo Qaybgaleen Madaxda iyo Shaqaalaha Warbaahinta Qaranka Somaliland kuwa Madaxa Banaan iyo Kuwa Dawladuba Ayaa Lagaga Hadlayey Sidii Meel la isula Dhigi lahaa Qaabka Wada Shaqeyneed ee Warbaahinta iyo Dawlada Islamarkaana Meel la isula Dhigi lahaa Tacadiyada Ku Dhaca Warbaahinta iyo Gaar ahaan Suxufiyiinta Xadhiga Loo Gayso.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta Somaliland, ayaa waxa ka soo qayb galay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Hogaanka sare ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja iyo Wariyeyaasha kala duwan ee dalka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

GABILAY.NET