Daawo-Shirkii Maayarada Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay.

Hargeisa(GNN):-Shirkii maayarada Somaliland Ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo mudo laba cisho ah ka socday magaalada Hargaysa .

Shirkan oo lagaga doodayay sidii loo horumarin lahaa dawladaha hoose ee Somaliland iyo mashruuca GPLJ Ee Maamul daadajinta dawladaha hoose ayaa waxaa hadalo kasoo jeediyay xubno kamida maayarada Somaliland ee ka kala yimid Gobolada Dalka .Shirkan ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah kaasi oo ay soo Afmeereen Agaasimaha guudee wasaarada arimaha gudaha ,Agaasimaha Mashruuca JPLJ Iyo Maayarka Caasimada hargaysa oo isagu ah Gudoomiyaha ururka dawladaha hoose Ee Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;