Daawo-Siyaarada Sheekh C.qaadir Jiylaani Oo Lagu Qabtay Gudaha Caasimada Hargeisa iyo Culimo Awdiin Kasoo Qayb Galay.

Hargeisa(GNN):-Siyaarada Sheekhii Weynaa ee Sh C.qaadir Jaylaani Oo Inta Badan Laga Xuso Magaalooyin Tiro Badan ayaa Maanta Lagu Qabtay Gudaha Caasimada Hargeisa, Waxaana Halkaasi Ay Kusoo Bandhigeen Culimo Awdiin Tiro Badan Oo Xusayey Sheekhu Xadrooyin iyo Dikri Ku Saabsan,

Halkan Hoose Ka Daawo.