Hargeysa (GNN):- Laba sanno ka hor ayey aheyd markii xukumadii hore ee Kulmiye ay heshiis la gashay shirkada Dp World isla markaana ay si rasmi ah ugu wareejisay maamulkii dekada Berbera.Qodobadii ay ku heshiyeen Somaliland iyo Dp World waxaa ka mid ah in shirkadu ay dhisto dekad labaad oo dhismaheedu yahay 400 Miter kaas oo aan ila hada aan la bilaabin , waxaana aanu warbixintan idinku soo gudbin doona maxaa heshiis kaas hor taagan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET