Daawo Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Maanta Hor Tagay Golaha Wakiilada

Hargeysa (GNN):- Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu maanta hor tagay golaha wakiilada  isla markaana  waxaa uu war bixin ka siiyey miisaan-yada sanadka 2019 ee dawlada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/FCRry5IR-aI

GABILEY.NET