Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley sababta ay xukuumadu albaabada ugu laabtey Hotel ku yaalay Khayr-yada magaalada Hargeysa.Wasiirka ayaa sheegay in Hotelkaas uu marka hore ku jiray dhul dawladeed isla markaana kiro laga qaadan jiray , iminka na ay dawladu dhulkeedii u baahatey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET