Taariikh lama ilaabaana waa cornayl Axmed Maxamed Xassan oo ka sheekaynaya duqeyntii hargaysa loo gaystay iyo sababtii ku kaliftay inuu diyaaradii uu waday ee Mig-17 ka ahayd inuu djibouuti ka dejiyo.
DAAWO:Arxan La’aantii Somalia iyo Kornayl Axmed Maxamed Xassan oo ka sheekaynaya duqeyntii hargaysa loo gaystay.
