Sheekh Cabdilaahi Ibraahim Cige Wacays oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Gabiley

Allah ha u naxariistee, waxa maanta magaalada Gabiley Aas Qaran loogu sameeyey Sheekh Cabdilaahi Ibraahim Cige Wacays oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland gaar ahaan gobolka Gabiley.

Allah ha u naxariistee marxuum Sheekh Cabdilaahi Ibraahim Cige, ayaa tobanaankii sanno ee u dambeeyey Kutubka ka dhigi jiray masjid-jaamica magaalada Gabiley.

YouTube video player

Exit mobile version