Deg Deg Daawo Khamri Tiro Badan Oo Laga Soo Qabtey Degmada Geedbalaadh Ee G.Gabiley Iyo Halka Lagu Wadey

Gabiley(GNN)Ciidamada Amaanka Gobolka Gabiley Waxey Sii Xoojinayaan Dadaalkay Ugu Jiraan Helista Xogaha Iyo Xaqiiqooyinka Ku Saleysan Ka Ganacsiga Maandooriyaha Khamriga Iyo Xashiimada.Si Bulshada Looga Badbaadiyo Humaaga Iyo Dhibaatooyika  Uu Keenayo Mukhaadaraadku.Ciidanka Ka Hawlgala Degmada Geedbalaadh Ee Gobolka Gabiley Waxey Ka Gacanta Ku Soo Dhigeen Khamri Tiro Badan Oo Lagu Sidey Gaadhi Nooho Ah,Waxana Hawlgalka Hogaaminayay Gudoomiyaha Deggmada Geedbalaadh,Ciidamada Booliska Gobolka Gabiley Ayaa Baryahan Dabe Si Xawliya Uso Qabqabanaya Mukhaadaradka Oo Batyahan Danbe Ku Soo Qulqulaya Dalkeena Isago Ka Imanaya Dalka Itoopiya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

h

Talyaha Saldhiga Booliska Magaalada Gabiley Talye Ku Xigeenka Hawlgalinta Qaybta Gobolka Gabiley Iyo Gudoomiyaha Degmada Geedbalaadh Ayaa Ka Warbixiyay Qaabka Hawlgalka Lagu Soo Qabtey udhacey Iyo Waajibaadka La Marnayo Dambiilayyasha Iyago Sido Kalena Shacabka Ugu Baaqey In Ciidanka La SHaqeeyaan Soona Sheegan Cida Ay Ka Shikiyaan.

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET