Moqdisho (GNN):- Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley Moqdisho ayaa waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo Sh Mukhtaar Roobow oo uu ku sifeeyey muwaadin xaq u leh in la sii daayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/uPqfHQ94A5w
GABILEY.NET