Gudoomiye Sharmaake, Iftiin KaDhex Mudhay Gayiga Somaliland

Hay’dda shaqaalaha.Dawladda Somaliland Waa Hay’dda  U taagan Isla Markaana xukumada.Dhexe Masuul uga ah Tayeynta  Tiro Koobka Iyo Taakulaynta Shaqaalaha  Dawladda

Hadaba aan U Soo Daadago  U Jeedada Maqalkaygan . Kaasi Oo Aan KaganFaaloon Doono  Hayada shaqaalaha.dawlada Oo Door La.Xaad Leh Ka  Qaadatay  Qaabaynta iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawladda Somalialnd

Sharmaake Axmed Muxumed Geele ( Dacar )
Waa Gudoomiyaha Hay’dda Shaqaalaha Dawladda  Somaliland .
Intan Iyo Intii Uu Majaraha U Qabtay Hay’ddaasi Waxa Uu U.gunti Gaabsaday sidii Uu U Jeexi Lahaa Jidkii Uu Ku Gaadhi Lahaa Qaranka Somaliland Oo Yeesha  Shaqaale Taydooda tiradooda iyo Tooda Mishahar Qaadashaba  Laysku Sarjaray .
Idam Alle Gudoomiye Shaarmake Axmed Muxumed Geele Waxa Uu Ku Guulaystay Hamigiisii Ahaa Soo Saarida Shaqaale laga dhisay Dhamaan Wixii Looga Baahna Shaqaale Dawladdeed Oo Gudan Kara Shaqada Ay Umada.U.Hayaan .
Ugu Horayna Gudoomiye Sharmaake Oo Kaashanaya Qaybaha Kale Duwan Ee Hay’ddiisa Madaxweynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi Iyo Wasaaradaha.dalka Waxa Uu Bilaabay Barnaamij Bulshada Somaliland Si weyn.Ugu Riyaaqeen Kaasi Oo Ahaa Tiro Koobka Shaqaalaha Dawladda Oo Ka Hor Barnaamijkaasi Aan Si  Saxa Loo Hubin Tiradooda Iyo Taydooda Midna .
Waxana hay’dda Shaqlahu U Xadhko Xidhatay Bilaabitanka Barnamijkasi Kaasi Oo  Lagu Eekaysiyey Wasaaradaha Iyo Laamaha Dawladda  waxana Aakhirkii Ka.Soo Baxay Max suul Sida Badarka Ama.Biyaha Roobka U  wada Deeqay Bulsho Weynta Reer Somaliland
Kaasi Oo.Ahaa.In.La.Helo.Tiro Faro Badan Oo Sifo Aan Sharci Ahayn U Qaadanaysay Mushar Ayna Xaq U Lahayn
Sida Ku Qaadasho.Magac Aanu Hayn Caaglayn .Ku Qaadasho Qof Dhintay Dhoofay Ama Xanuusanaya.
Hayeeshe Gudoomiye Sharmaake Iyo Hay’dadisu Waxay Ku Guulaysteen Inay Dhamaan Waxyabahaasi Meesha Ka Saaran  .gunanadkii barnamijkasina waxa Uu Ku Biyo Shubtay In Maanta Qaranka Somailand Yeesho Shaqaale La Hubiyey Tiradooda Taydooda iyo Tooda Musharqadasho
Waxana Soo Baxay Boosas Shaqo Oo Bananday Dalkuna U Baahna .Waxana Ka.Mid Ahaa.1
Waxyabaha Barnamijkasi Lagu Majeertay In .Markii Ugu Horaysay Somaliland Hal.Mar Qalinka Lagu Duugo Mushahar Siinta Kun Macalin Oo.Ka.Hawlgala Dugsiyada Dawladda  Kuwaasi Oo Mudo.Mushahar La Aan Ugu Shaqaynayey Qaranka Ka dib Juhdi Iyo Dadal  Uu.Galay Gudoomiye Sharmaale .2 In Markii Ugu Horaysay Hayada Shaqaalaha Dawladu. Lixda Gobol Ee Ugu Waaweyn Dalka Ka.Fuliso Imtixaano Lagu Buuxinayo Boosasakii Ka.Soo Baxay Barnaamijkii.Tiro Koobka Shaqalaha Dawladda
Waxana.Aakhirkii Hay’dda Shaqaalaha Dawladu Si Rasmiya U.Shaqalaysiisay Ku Dhawad 300 Shaqale  Cusub Ah Ku Waasi Oo Buuxin Doona Bosaskii Bananaday Shaqalahan Ayaa Ku Soo Baxay Imtixaan Si Cadalada Ay U Qaaday Haya.da Shaqaaliluhu
Ugu Dambayntii Hal.Maqaal.Iyo Laba Toona Laguma.Soo.Koobi Karo Horumarka iyo Hana Qaadka.Shaqo.Ee Ka.Socda Haya.da Shaaalaha Dawladda Somaliland  Horumarkaasi Baaxda Lehna Waxa isteerinka U Haya  Mufakirka Mu alifka Maskax Maalaha  Dada Yar Ee Ku Dayashada Ugu Filan.Ficiisa Iyo Malayiinta Dhalinyarada  Dalka ..Gudoomiye Sharmaake Axmed Muxumed Geele (Dacar)

Waa Bilaahi.Tawfiiq
Qalinkii .Abdirisaaq Ahmed Abdi (Koronto)
/ Shooled01@Gmail.com