Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Iminka Magacaabis Sameeyey

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee garabka Haweenka u magacaabey Marwo Sucaad Cabdilaahi Cali

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992